Joe Biden oo la hadlay Shacabka Mareykanka Balan qaadyo waa weyna sameeyay (Sawirro)

Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga eeĀ  ku guulastay xilka madaxaweynimo ee dalka Mareykanka Joe Biden ayaa xalay khudbad uu ku sheegtay guushiisa madaxtinimada u jeediday shacabka Mareykanka. Isagoo kumanaan dad ah oo aad u faraxsan kula hadlayay magaalada Wilmington ee gobolka Delaware, ayuu u mahadceliyay shacabka Mareykanka kuwa isaga doortay iyo kuwa aan dooranin, isagoo sheegay in … Continue reading Joe Biden oo la hadlay Shacabka Mareykanka Balan qaadyo waa weyna sameeyay (Sawirro)